SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Taliyaha Qeybta 21-aad ee CXD oo sheegay in ay Wadaan Howlgallo Ka dhan ah Argagaxisada Al-shabaab ‘Sawirro’

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Taliyaha Qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo Taliyaha Ciidammada AMISOM qeybta Hiiraan Oo Dhuusamareeb Kulan ku yeeshay...

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika oo duqeyn kaga jawaabay weerarkii Balli-doogle

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa war ka soo saaray weerarkii shalay Al-Shabaab ku qaadeen Garoonka iyo Saldhigga Balli-doogle, halkaasoo ay xarun u tahay...

Fursado Shaqo-Abuur Ah oo uu Sameeyay Banggiga IPS Oo Haweenka Qoysaska Danyarta ah Ay Ka Faa’iideeysteen “Sawirro”

Mashruucan shaqo abuurka ah waxaa ka faa’ideysanaya Qaar kamid ah haween ka soo jeeda qoysaska danyerta ah oo ku nool magaalada Muqdisho,waa maalgelin yeryer...

Dowladda FS oo Soo Dhoweysay Shirka Caalamiga ah oo Lagu Martigeliyay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhawaysay shirka caalamiga ah ee iskaashiga Soomaaliya Shirka iskaashiga Soomaaliya oo ah mid heer caalami ah ayaa waxaa ka qayb...

Howlgal lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab hubna looga furtay oo ka dhacay Sh/Hoose

Howlgalkan ay sameeyen Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku sugan Gobolka Shabeelada hoose ayaa lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan koxda Al-shabaab, iyadoo sidoo kale...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...