SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dowladda Soomaaliya Waxaa Ka Go’an gaaridda Barta Guusha Deyn Cafinta

Dowladda Soomaaliya waxay dadaal ugu jirtaa sidii looga cafin lahaa daymaha uu caalamka ku leeyahay dalkeenna, si hadafkaasi loo gaaro Xukuumadda waxay dhowr mar...

R/ Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Denmark

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka Horumarinta Iskaashiga ee Denmark, Rasmus Prehn, ayaa magaalada Washington ka yeeshay kulan looga...

Horjooge Ka tirsanaa Maleeshiyada Al-Shabaab Oo Lagu Dilay Gobolka Hiiraan

Wararka naga soo gaarayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada Xoogga dalka howlgal ay ka sameeyeen gobolkaas ay ku dileen horgjooge sare oo ka...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Washington uga qeyb galay shirka IMF iyo Bangiga Adduunka ee looga hadlay arrimaha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane; Xasan Cali Kheyre, ayaa Magaalada Washington DC ee Caasimadda Dalka Mareykanka uga qeyb galay shirka miiska wareegsan...

Dhismaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida Qeybta 21-aad oo meel wanaagsan maraya

Taliyaha qaybta 21-aad Gen; C/Casiis C/laahi Cabdi “Qooje” iyo Saakiisha Maxkamada Ciidanka Qalabka sida qeybta 27-aad ayaa kormeeray dhismaha xarunta Maxkamada ciidanka qalabka sida...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...