SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Xaaladda Wabiga, Dhibaatooyinka uu ka gaystay Hirshabeelle & khatar laga digay

Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle ayaa ka hadashay dad badan oo ku barakacay Fatahaad uu sameeyey Wabiga Shabeelle kadib roobab xoogan oo ka da’ay gobolladda Shabeellaha...

Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta Oo Jaamacadda Ummadda Ee Caabudwaaq Gaarsiiyay Adeegyo ‘Sawirro’

Wasiirka Boostada Isgaarsiinta & Teknoolojiyadda ayaa daahfuray adeegyo lagu horumarinayo isticmaalka Teknolojiyadda Xarunta Jaamacadda Ummadda qaybteeda Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ee Bartamaha dalka. Adeegyadan...

Wasaaradda Howlaha Guud Oo Maalintii labaad Wada Tababarka Tayeynta Qorshaha Istraatiijiyadda

Siminaarkan oo socon doona saddex maalmood ayaa ujeedkiisu yahay dejinta qorshaha Istraatiijiyadda shaqo ee Wasaaradda iyadoo mudada uu socdo tababarka ay daruus ka dhigi...

Wasiir Sadiiq: Waxaan Haynaa In Ka Badan $15 Milyan Oo Doolar Looguna Talo Galay Mashruuca Badbaadada Bulshada

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa sheegay in horey loo qaadayo tallaabooyinkii ugu horreeyay ee yareynta...

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha K/Galbeed Soomaaliya Oo Daahfurtay Mashruuc

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed Mukhtaar Maxamed Guulleed ayaa daahfuray Mashruuca Daaweynta Xoolaha ee magaalada Baydhabo, kaas oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...