SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Cadaaladda XFS oo saxiixay Siyaasadda da’da carruurta ee Qaranka

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa maanta saxiixay Siyaasadda Hubinta Da'da carruurta ee Qaranka oo dejinaysa baaxadda, shuruudaha, habka...

Guddiga Madaxa-bannaan ee hirgalinta Dastuurka oo bilaabay kaa doodista heshiisyaddii MWQ

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee dib u eegsita iyo Hirgelinta Dastuurka Burhaan Adaan Cumar oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Mudane Maxamed Xasan Idiris (...

Wasiir Al-Cadaala “Howlgalladii ugu dambeeyay Todobaadkaan waxay ahaayeen kuwa lagu bur-burinayay saanadda iyo hubka Khawaarijta.”

  Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf “Cadaala” oo ka qeybgalayay Barnaamij dood ah oo ka baxaya Twitter Space-ka...

Xildhibaanada labada Aqal oo ansixiyey ku noqoshada Miisaaniyadda dowladda ee 2023

Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay dib u eegista miisaaniyadda dowladda ee 2023, iyadoo ay...

Ku dhawaad 500 oo arday oo jaamacadda ACCORD ee Muqdisho ka diyaarisay shahaadda heerka 2aad ee jaamacadda

Xafladaan oo aheyd mid si her sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ku qalin-jabinayay dufcadii 2aad ee ardayda jaamacadda Accord ee magaaladda Muqdisho. Munaasabadda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...