Ururka dhalinyarada hirshabeele ayaa Sheegay in ay ku howlanyan yihiin dayactirka biyo xereenada looga hortagaayo fataahadaha wabiga Shabeele ee ku soo laabtey magalada Beldweyne...
Wasiir Kuxigeenka Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Axmed Bariise Xeydar ayaa sheegay in lagu guuleystay xal u helidda caqabadihii hortaagnaa dhismaha Golaha deegaanka...