SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxwaynaha Puntland Oo Isku Beddelay Taliyayaasha Booliiska Nugaal Iyo Mudug

War-Saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha dowlad goballeed Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa la isugu beddelay taliyayaasha qeybaha booliska goballada Nugaal iyo Mudug. Xeerka uu...

Dalka Kasta Oo Dunida Guud-Keeda ah Oo Soo Rogay Xayiraad, Mid Walbana Albaabada Ayuu Ka Xirtay Kan Kale, Daawo “Sawirro”

Dalalka Dunida ayaa qaaday tallaabo lagu xayirayo xuduudaha taasi oo qeyb ka ah tacaalka ka hortagga fidista cudurka Covid-19. Sidoo kale waxaa xiran garoomada duulimaadyada...

Amnesty Oo Ku Boorrisay Dowladda Eritrea In Ay Xabsiyada Ka Sii daayso Maxaabiista

Hay’adda Amnesty International Ayaa waxa ay ugu baaqday dowladda Eritrea In Ay Xabsiyada Ka sii daayso Maxaabiista Si Ay Uga Badbaadaan Halista Cudurka Covid-19 Bayaan...

Dhul Gariir Laga Soo Wariyay Meel U Dhow San Diego

ANZA, Calif. (KLAS) — Dhul Gariir cabirkiisu yahay A 4.9 ayaa haleelay bariga magaalada San Diego oo ka tirsan Gobalka California dhul gariirka ayaa...

Dalka Turkiga Oo Xayiraado Dheeri Ah Lagu Soo Rogay

Madaxweynaha Dowladda Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay talaabooyin cusub oo uu sheegay in looga hor tagayo faafitaanka Viruska Corona, sida ay qortay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...