SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay nin miino aasayay+Sawirro

Muqdisho.(SNTV):- Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Xoogga dalka ay gacanta ku dhigeen nin Miino aasayay, xilli ciidamadu...

Roobab mahiigaan ah oo ka da,ay deegaanka Bacaadweeyn ee gobolka Mudug ayaa sababay qasaare isugu jira naf iyo maal ah

Galkacyo:(SNTV) Roobab mahiigaan ah oo ka da,ay deegaanno badan oo dhaca bariga gobolka mudug ayaa sababay qasaare isugu jira naf iyo maal   ka  soo...

Dowladda Soomaaliya oo gurmad deg-deg ah u diraysa magaalada Bacaadweyne

Muqdisho:(SNTV)-Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Siciid Xamse ayaa ka warbixiyey gurmad deg-deg ah oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay...

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Gadiidka leyda Muqidho oo isku raacay iskaashiga ka hortaga Covid-19

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho iyo taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa Xarunta gobolka Banaadir kulan kula qaatay ururka iskaashatada gaadiidleyda kaas oo...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo guddoomiyay Shirka guddiga qaran ee ka hor tagga Covid-19

Ra’iisul Wasaara Xukuumadda  Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay Shirka guddiga qaran ee kahor tagga covid19,kaas oo habeen walba la qabto. Kulanka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...