admin

9071 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Khayre oo guddoomiyay Shirka guddiga qaran ee ka hor tagga Covid-19

Ra’iisul Wasaara Xukuumadda  Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay Shirka guddiga qaran ee kahor tagga covid19,kaas oo habeen walba la qabto. Kulanka...

Mascuud Ozil oo dadka danyarta ee ku nool Soomaaliya ugu deeqay raashin lagu Af-furinayo

Mascuud Ozil ayaa sheegay in u afurin doono 16,000 qof oo Muslimiin ah bisha Ramadaan, kuwaas oo ka kooban 2,000 qoys oo Suuriyaan iyo...

Dowladda Soomaaliya oo Xoojineysa ololaha wacyigelinta ka hortaga Covid-19

Wasiirka Owqaafta iyo arrimaha Diinta ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya  Sheekh Nuur Maxamed xasan , Wasiirka warfaafinta Xukummada Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Guddoomiyaha...

Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo qalab lagula tacaalayo Covid-19 gaarsiisay Dhuusamareeb

Diyaarad siday gar gaar Caafimaad ayaa saakay ka dagtay Garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb. Agabkan Caafimaad oo ay Dowladda Soomaaliya gaarsiisay Dhuusamareeb ayaa...

Galmudug oo xoojineyso Xarumaha ka hortagga Covid-19

Madaxweyne ku xigeenka dowlad Gobaleedka Galmudug mudane, Cali daahir Ciid, ayaa booqasho iyo kormeer ku tagay xarunta ka hortaga iyo daaweynta Caabuqa Covid19 ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

DHAGEYSO:Qof Nuucee ah ayuu Ahaa Rabbi ha Unaxariistee Cabdullahi Maxamed Shirwac oo muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa  xalay xilli danbe Magaalada muqdisho...