SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

How to Find a Date Web based

When you are buying date, it is imperative to grasp some significant tips before you find your perfect time frame. When you want...

Shir looga hadlayo Sharciga howlgabka Shaqaalaha Rayidka oo lagu qabtay Muqdisho

Shir ku saabsanaa Sharciga Howlgalka Shaqaalaha Rayidka Dowlada oo ay wada yeesheen Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Maaliyadda ayaa maanta lagu qabtay Magaalada...

Maamulka iyo Bulshada Degmada Buulo burte oo ka wada hadlay amniga iyo fatahaadda Webiga

Maamulka degmada Buulo burte ee gobolka Hiraan iyo Saraakiisha Ciidamada, Odayaasha dhaqanka, hay’adaha sama falka iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan  ayaa ka  hadlay go’doonka...

Ra’iisul-wasaare Ku xigeenka Dalka oo maanta daahfury Imitaxaanaadka Dugsiyada sare

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa daahfuray Imtixaanka dugsiyadda Sare ee dalka oo maanta ka bilowday dhammaan gobollada dalka...

Magaalada Dhuusamareeb oo ay ka socto qabanqabada so dhawaynta Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gelinka dambe ee maanta lagu wadaa in ay gaaraan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...