SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Booliiska Puntland oo gacanta ku dhigay koox ka ganacsanaysay Khamriga.

Ciidanka amniga dowlad Goboleedka Puntland ee PSF iyo kuwa Booliska ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay xeradda Kabidda oo ku taalla bartamaha Magaalada Gaalkacyo...

Turkiga oo cambaareeyay weerararo ka dhacay Soomaaaliya iyo Burkina Faso.

Dowladda Turkiga ayaa Cambaareysay weeraro geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka kala dhacay dalalka Soomaaliya iyo Burkina Faso, kuwaas oo ay...

Ciidanka XDS oo howl-gallo qorsheysan ka fuliyay degaanno ka tirsan Gobolka Mudug.

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa Gacanta kusoo dhigay xubno lagu tuhunsan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, ka dib howl-gallo qorsheysan oo...

Dowladda Soomaaliya oo xabsi cusub ka hir-gelineysa Galmudug.

Sii hayaha xilka Wasiirka Caddaaladda iyo Garsoorka Soomaaliya , Garyaqaan, Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in ay koofurta Magaalada Gaalkacyo ka hirgelin doonaan Xabsi...

Adultfriendfinder Review August 2020

On one hand, that excels for preserving monotony at bay and ensures that each one clients, no matter what their very own pursuits...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...