SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Galmudug oo shacisay dagaal ka dhan ah Al-shabaab.

Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka dhawaajiyay in uu billowaday dagaal ka dhan ah Al-shabaab oo looga saarayo goobaha fara ku tiriska ah oo...

Guddiga farsamada ee ka talo bixinta arrimaha doorashooyinka ayaa la kulmay Madaxweyne goboleedyo.

Guddiga Farsamada ee ka baaraandegidda talooyinka la xiriira hannaanka iyo hab-sami u socodka arrimaha Doorashooyinka oo uu Guddoomiye u yahay Wasiirka Dastuurka ayaa la...

Mas’uuliyiin ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay maalinta dhalinyarada adduunka.[Sawirro]

Munaasabad lagu weynaynayay maalinta caalamiga ah ee dhallinyarada adduunka oo ku beeggan 12-ka August ayaa xalay lagu qabtay Masraxa xarunta Wasaaradda Warfaafinta, kaasi oo...

Cameroon: caro ka dhalatay gabar Da’ yar oo loo dilay si arxan darro ah.

Kooxaha xuquuqul insaanka dalka Cameroon ayaa Arbacadii cambaareeyay dilka gabar ka soo jeeda gobolka Af-Ingiriiska lagaga hadlo ee dalkaas, muuqaal baraha bulshada la soo...

Filipinokisses Review

As for the customer experience, this site delivers reliable support. There’s simply no FAQ webpage nevertheless there...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...