SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

DAAWO: MUNAASABADDA DHAQANGELINTA XEERKA WARBAAHINTA & FURITAANKA XARUNTA XIRIIRKA DOWLADDA.

https://www.facebook.com/sntvnews/videos/228121481912730/?t=0

Sii hayaha Wasiirka Gargaarka XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray Dhuusamareeb.

Wafdi uu hoggaaminayo sii hayaha wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka soomaaliya, mudane Xamsa siciid xamsa ayaa maanta gaaray caasimadda Galmudug ee dhuusomareb. Garoonka diyaaradaha...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo xariga ka jaray mashaariic laga fuliyay Degmada Warshiikh.+Sawirro.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Hirshabeelle  Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa xarigga ka jaray mashaariic...

Dowladda Federaalka oo agab loogu talogalay lasocoka is beddelka cimillada geysay Kismaayo.

Wafdi uu hoggaaminayo sii hayaha Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Kismaayo ka dajiyay agab muhiim u ah in...

Dowladda Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay horjooge lagu dilay duqeyn xagga cirka ah.

Howlgalkaan oo ka dhacay meel u dhaw degmada Saakow ee gobolka Jubadda Dhexe ayaa waxaa iska kaashaday dowladda federaalka Soomaaliya iyo Mareykanka, waxaana lagu...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...