Dowladda Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay horjooge lagu dilay duqeyn xagga cirka ah.

Date:

Howlgalkaan oo ka dhacay meel u dhaw degmada Saakow ee gobolka Jubadda Dhexe ayaa waxaa iska kaashaday dowladda federaalka Soomaaliya iyo Mareykanka, waxaana lagu khaarijiyay horjooge ka tirsan maleeshiyada argagixisada Al-shabaab.

Halkaan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted Her Excellency Sophie,...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar...

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Saciid Maxamuud Axmed 

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka...