SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Soomaaliya oo Caalamka la wadaagtay saamaynta dhaqaale ee uu gaarsiiyey Coronavirus.

Sii-hayaha wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa ka qayb-galay shir caalami ah oo ku aaddan saamaynta dhaqaale ee cudurka Covid-19...

Is-maamulka Tigreega Itoobiya oo saaka u dareeraya doorasho.

Guddiga doorashada oo ay sameysteen ismaamulka tigreega Itoobiya ayaa sheegay in saakay oo arbaco ah ay dhaceyso doorashada xilli guud ahaan doorashooyinka Itoobiya dib...

Ciidamada Danab oo khaarajiyay Horjoogihii Jubbada hoose u qaabilsanaa kooxda Al-shabaab.

Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska Danab ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga gobolka Jubbada hoose waxey ku dileen Horjoogeyaal iyo maleeshiyaad ka...

Galmudug oo tallaabooyin u qaadaysa joojinta colaad beeleedyada.

Madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan deegaanka Xananbuure ee waqooyiga Gobolka Galgaduud, halkaas oo...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay South Africa.

Koox hubeysan oo ka soo jeeda dalka Koonfur Africa ayaa xalay  gudaha dalkaas ku dilay muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadka  goobaha Ganacsiga...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...