Isku soo baxyadaasi ka dhacay Jeruslama maallinimadii Sabtida afaafka hore ee halka uu deggan yahay Ra'iisal Wasaaraha Israel Benajamin Netanyahu ayaa waxaa ay galeen...
Maal-qabeennada reer Jabuuti ee muddada dheer ku noolaa qurbaha ayaa haatan dalkooda dib ugu soo laabanaya, isla markaana maalgashi baaxad leh ku samaynaya,
Yaasiin Cawleed...
Dab xooggan ayaa haatan ka kacay xaafadda hillaac ee magaalada Boosaaso, waxaa goobta uu dabka ka kacay jooga guddoomiyaha Gobolka Bari iyo Taliyaha qeybta...