SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul wasaare Rooble oo si rasmi ah xilkiisa ula wareegay+Sawirro.

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Jamhuuriyadda F. Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta si rasmi ah xilka ugula wareegay munaasabad ka qabsoontay Xafiiska R/Wasaaraha,...

Madaxweyne Trump oo garsooraha Maxkamadda sare u soo xulay Amy Coney Barret.

Madaxwaynaha Mareykankanka Donald Trump ayaa u soo xulay Amy Coney Barrett, in ay noqoto garsooraha Maxkamadda ugu sareysa Mareykanka. Madaxwayna Trump oo hadal jeedinayey iyada...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galay dood-cilmiyeed ku saabsan doorashooyinka dalka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiyeed uu soo agaasimay Machadka Raas ee Falaanqeynta Siyaasadda ayaa tilmaamay...

Ethiopia oo sheegtay in Wabiga Nile aysan u dhibaateyneynin dariskeeda.

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa Qaramada Midoobe u sheegay in dhismaha biyo xireenka weyn ee Wabiga Nile uusan u jeedku aheyn in lagu...

Pakistan oo India ku eedeysay faafinta Islam naceybka.

Ra’iisul wasaaraha dalka Pakistan Cimran Khan ayaa ku tilmaamay India in ay tahay dal maalgelinaya Islaam naceybka, taas oo abuuraysa kala fogaansho, waxaa uu...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...