SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Safiirka Soomaaliya ee Sudan iyo dhiggiisa Norway oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal.

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Sudan mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa xafiiskiisa magaalada Khaartuum kula kulmay safiirka cusub ee dalka Norway u fadhiya Sudan...

Degmooyinka gobolka Banaadir oo ka wadahadlay tacadiyada loo gaysto Haweenka.

Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa caasimada Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa gudoomiyay shirka totobaadlaha ah ee  degmooyinka gobalka Banaadir oo looga hadlay...

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Gaalkacyo+sawirro.

Madaxweynaha dawladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar dhulka ah ku soo gaaray Magaalada Gaalkacyo Xarunta Gobolka Mudug. Madaxweynaha iyo...

Dagaal maalintii 2-aad dhexmaraya dalalka Azerbaijan iyo Armenia

Maalintii Labaad dagaal culus oo u dhexeeya dalalka Azerbaijani iyo Armenia ayaa ka socda gobolka lagu muransan yahay ee Nagorno-Karabakh . Labada dhinac ayaa laga...

Xoogga dalka oo deegaanka Leego ku dilay xubno ka mid ahaa argagaxisda.

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen degaanka Leego ee gobolka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...