SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Taliyaha Guutada 16-aad Ee Kumaandooska Danab oo gaaray Magaalada Kismaayo.

Taliyaha Guutada 16aad ee Kumaandooska DANAB Gaashaanle Axmed Cabdullaahi Nuur(Beeryare) iyo saraakiil ka tirsan taliskaasi ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbaland. Taliyaha ayaa...

Kulan Xog Uruurin ah iyo Aragtada ay ka qabaan Bulshada Dib u Eegis lagu sameynayay Qodobada Dastuurka oo Baydhabo loogu qabtay+(SAWIRRO)..

Si loo uruuriyo Aragtida ay ka qabaan Qodobada Dastuurka ee dib u eegista lagu sameeeyay Ururada Bulshada ee Dowlad Goboleed Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ...

Galmudug oo dadaal ugu jirta dhismaha Dekedda Hobyo.

Magaalo xeebeedka hobyo ayaa waxaa ka socda dadaalo ladoonayo in lagu dhiso dakada magaalada hobyo oo ay wadaan madaxda maamulka galmudug iyo qaybaha bulshada...

Marka laga soo tago Trump, yay ahaayeen Madaxwaynayaashii ku guul darreystay in mar labaad la doorto, (WARBIXIN).

Tan iyo waagii John Adams uu ka talinaayay Mareykanka (1797 – 1801), toban madaxwayne ayaa ku guul darraystay inay xilligoodi labaad soo laabtaan kuwaas...

Munaasabadda Daah-furka Dekedda Kalluumeysiga Hobyo oo Soo gaba-gabowday+(SAWIRRO).

Qorshaha dhismaha Dekedda Kalluumeysi waxa uu soo socday muddo 3 Sanno ah, laakiin Dakadaha Galmudug Cabdi Saabir Nuur Shuuriye,wuxuu intii uu joogay xafiiska waqti...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...