SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga

Madaxweyne Maxamed Cabdulahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Turkiga ayaa la kulmay maanta guddoomiyaha baarlamaanka Turkiga Ismail Kahraman iyagoo ka wadahadlay xiriirka wadamada...

La Taliyaha Amniga Qaranka oo faahfaahiyey Qorshaha Amniga Qaran ee dalka

La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xuseen Macalin Maxamud Sh. Cali ayaa faahfaahin ka bixiyay Qorshaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo dhowaan...

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Waddanka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminaayo  ayaa gaaray Magaalada  Ankara ee Turkiga, iyadoo si wayn loogu soo dhoweeyay Halkaas Waxaa ku wehlinaya...

Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada

Madaxwaynaha Soomaaliya  Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magacaabay   Maareeyaha Guud ee Hay’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada Soomaaliya. Madaxweynaha JFS Soomaaliya ayaa wuxuu u magacaabay...

Dowladda Shiinaha oo 10 Malyan oo doolar oo ay ugu talagashay dadka ay abaaraha saameeyeen ku wareejisay

Madaxa Barmaamijka Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada WPF ee Soomaaliya ,safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliyo iyo wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Masiibooyina Dowladda Soomaaliya...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...