Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay Maareeyaha Guud ee Hayโ€™adda Saadaasha iyo Duulista Hawada

Date:

Madaxwaynaha Soomaaliya ย Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magacaabay ย  Maareeyaha Guud ee Hayโ€™adda Saadaasha iyo Duulista Hawada Soomaaliya.

Madaxweynaha JFS Soomaaliya ayaa wuxuu u magacaabay xilkaan Mudane Yusuf Cabdi Cabdulle oo loo yaqaano โ€œYuusuf Jaalleโ€.

Yusuf Cabdi ayaa wuxuu horay u soo noqday Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Shabeellaha Dhexe ee dhinaca Arrimaha Siyaasadda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta oo booqday Xarunta Dhexe ee Machadka Warbaahinta Al-Jazeera

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan degmada Xuddur

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9-aad ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi Dhinaca Difaaca Ah

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...