SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

(DAAWO) BARNAAMIJKA KULANKA TODOBAADKA 13 11 2020

  Ra'iisul wasaare Ku-xigeenka JFS Mahdi Maxamed Guuleed {Khadar} oo ka hadlay Doorashooyinka Dalka iyo eedo badan oo Xukumada loo jeedinayo. https://youtu.be/OLYEsylJZDk

Hay’adda Culumada Al-Bayaan oo Kulan Wacyi galin ah u Qabatay Safaarada iyo Jaaliyadda Soomaalida ee Konfur Afrika+(SAWIRRO).

Hay'adda Culumada Al-Bayaan ee Pretoria ayaa kulan u qabatay Madaxda Safaaradda iyo Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo Ganacsatada Dalka Konfur Afrika waxaana loogu...

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle mudane, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe)...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan ”Afarta sanno ee soo socto waxey noqo doontaa, afar sanno oo xasilooni iyo Hormar ah”

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle mudane Cabdixakiin Luqmaan ayaa sheegay in afarta sanno ee soo socta ay ka shaqeyn doonaan Hirshabeelle xasiloon oo aan muushin iyo...

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe “Dhallinyarada wax-baratay waxaa idiin baahan deegaankiina, annaguna waan idin soo dhaweyheynaa”.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa qeybaha kala duwan ee bulshada uga mahadceliyay kaalinta ay ka qaateen in guulo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...