SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wareeggii labaad ee Doorashada Galmudug oo Cadaado ka Socota

Doorashada Madaxweynaha  Dowlad Gobolleedka Galmudug ayaa ka billaabatay Xarunta ku meel gaarka ah ee maamulkaasi ee magaalada Cadaado, halkaasoo ay ku sugan yihiin Xildhibaannada...

Madaxwayne Farmaajo oo kormeeray dadka Barakacayaasha ah

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah xeryaha ay ku nool yihiin dadka soo barakacayaasha ee magaalada Muqdisho, si uu...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Oo U Furay Tababar Wasiirada Hirshabeelle.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Tababar Wasiirada Dowladda Hirshabeele ay ka qeyb galayaan kaasi oo diirada...

Allaha u naxariistee Ugaas Maxamed Macalin oo lagu aasay Muqdisho

Allaha u naxariistee Ugaas Maxamed Macalin Xasan oo ka mid ahaa dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu aasay  qabuuraha Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho, waxaana...

Unicef oo ka deerisay xaalada nolaleed ee Caruurta Soomaalia

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan  arrimaha Carruurta ee UNICEF ayaa magaalada Geneva ka soo saartay warbxin ay kaga hadlayso xaaladda nolaleed ee iminka ay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...