Unicef oo ka deerisay xaalada nolaleed ee Caruurta Soomaalia

Date:

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan  arrimaha Carruurta ee UNICEF ayaa magaalada Geneva ka soo saartay warbxin ay kaga hadlayso xaaladda nolaleed ee iminka ay ku sugan yihiin Caruurta Soomaaliya.

Waxayna hay’ddu wrbxinteeda ku sheegtay in Caruur tiradoodu garayso  1.4 Milyan ay iminka la ildarn yihiin, Gaajo iyo abaar saamaysay sanadkan qeybo badan oo ka mid ah Gobolada dalka Soomaaliya,waxayna intaa raacisay in ay dhici karto dhibaatadaasi inay sii kororto 50% isla sanadkan gudihiisa.

Afhayeenka UNICEF oo saxaafadda la hadlayay ayaa intaa raaciyay  in dhibaatada cunta yarida haysata Caruurta Soomaaliyeed ay u wehiliso cudurka dilaaga ee Cholera oo la sheegy inuu ku faafay degaano badan oo dalka Soomaaliya, ayna iminka la ildaran yihiin sida Afhayeenku sheegay 275 kun oo Caruur ah.

Afhayeenku wuxuu kaloo intaa raaciyay in Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan  arrimaha Carruurta ee UNICEF, ay sanadkii tagay xalisay dhibaatada cunta yarida haysata Caruurta Soomaaliya    88% Sanadkii tagay, balse bilawgii sanadkan ay sii korartay dhibatadaasi.

WD/Mukhtaar

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo wadahadal la yeeshay Safiirka Turkiye ee Soomaaliya

Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka...

Wafdi Gaanacsato Shiine ah oo soo gaaray Muqdisho(SAWIRO)

Wafdi ganacsi oo Shiinaha ka socda ayaa maanta soo...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo soo dhaweysay Ku-xigeenka Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee dalka Soomaaliya

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...