SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha “Dowladdan waxay ballan qaaday dib u heshiisiin, waxayna ka bilaabaysaa Afgooye.”

Muqdisho, 8da May, 2017- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar dhanka dhulka ah ku tagay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha...

Shirweynihii Qaran ee Wada tashiga Isgaarsiinta iyo Tignoolojiyada oo Maanta lasoo gababeeyey.

Shirweynihii Qaran ee Wada tashiga Isgaarsiinta iyo Tignoolojiyada oo sedaxdii maalin ee ugu dambeysay ka socday Magaaladda Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah loo...

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galay munaasabada lagu xusayey Maalinta Umulisada.

Munasabadaan  oo lagu  xusayey maalinta Calmiga ah ee Umulisooyinka Adduunka isl markaana ay ku qalin jabinayeen  gobdho bartay  Cilmiga  umulisanadda  ayaa manta lagu qabtay...

Madaxweynaha JFS oo hadda kulan la leh bulshada ku dhaqan Degamada Afgooye

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Safar dhanka Dhulka ah ku gaaray Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa hadda kulan...

Wasiir Cabdi Xoosh “Waxaan hubin doonnaa in dadka baahiyaha gaarka ah qaba ay xuquuq lamid ah mida muwaadinka caadiga ah ay ku leeyihiin Dastuurka”

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ayaa shir wadatashi ah la yeelatay ururada dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo ku saabsanaa sidii loo dhageeysan lahaa taladooda ku...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...