SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ka furmaya London

Shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga furmaya magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska, iyadoo ay ka qeyb galayaan ku...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK

Madaxwayana Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmajo ayaa kulan xog waraysi ah la yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka UK . Kulanka...

Madaxweynaha oo ka qeyb galay shir looga hadlayay doorka Qurbo joogta ee Dalka

Shirkan oo hore dhac u ahaa shirweynaha caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya oo maalinka beri ah ka furmaya magaalada London waxaa looga hadlay doorka...

Madaxweyne Erdogan “ma aqbaleyno in Isra’il ay mamnuucdo aadaanka Salaada”

Warbixin uu qoray Waregeyska The Guardian ayaa  sheegeysa in mar kale ay soo laabatay xiisada u dhaxeysa Turkiga iyo Isra’iil, kadib markii Madaxweynaha Turkiga...

Madaxda Qaranka ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Ugaas Cabdulqaadir Sheikh Xuseen

Madaxda Qaranka ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee  Ugaas Cabdulqaadir Sheikh Xuseen  oo ka mid ahaa odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo maanta lagu dilay ...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...