SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Booliiska Ingiriiska oo aqoonsaday Ninkii fuliyay Qaraxii Manchester

Iyada oo laga cabsi qabo in Weeraro hor leh ay ka dhacaan Dalka Ingiriiska ayaa Ra’iisul Wasaaraha Dalkaasi Theresa May waxa ay sheegtay. in...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay Xaflada Furitaanka Dekadda cusub ee Wadanka Jabuuti.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo maalintii labaad ku sugan Wadanka Jabuuti oo uu booqasho rasmi ah ku joogyo...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo casho sharaf u sameeyey Suxufiyiinta Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Xalay  suxufiyiinta Soomaaliyeed casho sharaf ugu sameeyey xarunta Madaxtooyada kuna dhiiri geliyey inay dadaalkooda sii labo jibaaraan...

Wasiirka Caddaaladda oo qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub

Wasiirka wasaaradda Caddaaladda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub oo maanta booqday xarunta wasaaraddaasi ee magaalada Muqdisho. Mudane Xasaan Xuseen...

Guddoomiyayaal cusub oo caawo loo magacaabay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir

Caawa fiidkii ayaa xilka laga qaaday  15 ka mid ah gudoomiyayaashii degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo la magacaabay 15 gudoomiyayaal cusub ah kuwaasoo bedelaya kuwii...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...