SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Degmada Shibis oo u gudubtay wareegga Afar dhammaadka tartan cilmiyeedka

Afar dhammaadka tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaran ee uu maamulka gobolka Benaadir taabagelinayo, caawa waxaa ku tartamay degmooyinka Shibis iyo C/casiis oo ka wada tirsan...

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga Afar dhammaadka tartan Cilmiyeedka

Habeenka 24-aad tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka ee uu maamulka gobolka Benaadir taabagelinayo, waxaa ku tartamay caawa degmooyinka Dhahar ee gobolka Sanaag iyo Yaaqshiid oo...

Wasiirka Dastuurka oo la kulmay guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Qaranka

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil ayaa maanta xafiiskiisa kula shiray Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Xaliima Ismaaciil Ibraahim, waxa...

Madaxweyne Farmaajo oo dammaanad qaadey nolosha carruurta agoonta Afgooye

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa ka faalad qaaday xanaaneynta carruurta agoonta ee ku jira xarun ku taalo degmada...

Wasiirka Amniga “Waxaan gacanta ku dhignay Madaxii Amniyaadka Gobolka Banaadir C/wahab Khaliif Axmed”

Muqdisho, 19 June 2017....Dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay howlgal laga sameeyey qeybo kamid ah Suuqa weyn ee Baaraka in lagu soo qabtay Madaxii Amniyaadka Kooxda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...