SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wafdi heer sare ah oo ka socda Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo gaaray Kismaayo

Wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee...

Natiijada Imtixaanka Qaran ee Qaybta Goballada Dalke (Akhriso)

Waxaan halkan idinkugu soo gudbinaynaa Natiijada Imtixaanka Qaran ee dugsiyada sare oo ay dawladda Soomaaliya ka qaaday 20-ka bishii May ee sannadka. Goballada Dalka AFGOOYE Xalane...

Natiijada Imtixaanka Qaran ee Qaybta Gobalka Benadir (Akhriso)

Waxaan halkan idinkugu soo gudbinaynaa Natiijada Imtixaanka Qaran ee dugsiyada sare oo ay dawladda Soomaaliya ka qaaday 20-ka bishii May ee sannadka. Gobalka Benaadir 8 Maarso...

Wasaaradda Amniga oo Faahfaahin ka bixisay Qarax ay Fashiliyeen laamaha Amaanku

Wasaaradda  Amniga Xukumada Soomaaliya  ayaa  Faahfaahin  ka  bixisay Gaari  lasoo  buuxshay Waxyaabaha  Qarxa ay  Ciidamada Nabad sugida  iyo Sirdoonka  Qaranka Soomaaliyeed  ay ku qabteen...

Guddomiye ku xigeenka G/ Shacabka oo baaq u diray dhinacayada ku Dagaalamaya Xeraale

Guddoomiye  ku xigeenka  labaad  ee  Golaha  Shacabka Soomaaliya  Mahad  Cabdalle Cawad  ayaa  ku  baaqay  in  la  joojiyo  Dagaalka Deegaanka Xeraalee  ee  Gobolka Galguduud, waxaanua  ...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...