SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Maleeshiyada Shabaab oo lacago baad ah ku soo daayay 7 shaqaale gar gaar oo duledka Baydhabo ay ku afduubteen

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in halkaasi ay soo gaareen 7 kamid ah shaqaale gar gaar oo ay...

Dayactirka leyrarka waa kuwo kaabaya bilicda magaalada & sugidda amniga.

Ileysku waa mid kamid ah waxyaabaha mucjisada ah ee lala abuuray dunida,isla markaana uusan sinaba uga maarmin aadanuhu,waxaana xilli kasta barbar socday hindisaha iftiin...

Maxkamadda Beladweyne iyo tan racfaanka gobolka oo laga hirgeliyay Hiiraan

Munasabadan  lagu daahfurayay  Maxkamadaha Racfaanka Gobolka iyo mida Degmada Beledweyne laguna magacaabayay Guddoomiyeyaasha iyo Garsoorayaasha maxkamadahaasi waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Dowlad  Goboleedka Hir-shabeelle,...

Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay koox burcad ah oo dadka dhacayay

Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgal ay ka sameeyeen Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Benaadir waxa ay ku soo qabteen Koox Burcad ah oo...

Saraakiil UNDP ka socotay oo gaaray Cadaado (Daawo Muuqaal)

Wefdigan maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah maamulka Galmudug oo ka socday hey’adda horumarinta barnaamijyada Qaramada midoobay ee UNDP ayaa waxaa madaxtooyada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...