SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda India ayaa maanta heshiis ku kala saxiixday caasimadda India ee New Delhi.

Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda India ayaa maanta heshiis ku kala saxiixday caasimadda India ee New Delhi. Arrimaha kale marka laga soo tago heshiiskani wuxuu u...

Soomaalida ku nool Sacuudiga oo ka cabanaya lacago canshuur ah oo lagu soo rogay

Wasaaradda Maaliyadda ee dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa lacago canshuur ah ku soo rogay dadka ajaanibta ah ee ku sugan dalka Sacuudiga, waxaana ay tani...

Dowladda oo xaqiijisay howlgal lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in howlgalka ay sida wadar jirka ah u fuliyeen...

Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud oo ka hadlay xafiis cusub oo ay u fureen dadka isku heysta dhulalka

Maamulka Gobolka Benaadir ayaa hirgeliyay xafiis qaadaya cabashada dadka dhulalka isku heysta. Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha guud ee Gobolka Benaadir Aadan Sheekh Cali Fiidow oo la...

Wasiirka Waxbarashada iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Sudan

Wafdigaan uu hor kacayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Daahir Cusmaan oo ay ku wehlinayan lataliyaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...