SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay deegaankii lagu dagaalamay Abal ee Bokool

Tafaasiil dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaal 24kii saacadood aynu soo dhaafnay gudohooda uu Gobolka Bokool ku dhexmaray maleeshiyaad  katirsan Argagixisada Al-shabaab iyo...

Wasaaradda dhallinyarada oo qorsheyneyso diyaarinta fursado shaqo

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay iney diyaarisey qorshe lagu horumarinayo dhallinyarada iyo cayaaraha kaddib kulan su`aalooyin lagu weydiiniyay Wasiirka Wasaaraddaas...

Maamulka Gobolka Benaadir oo dib u furay Waddada shaqaalaha

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa  dib u furey waddada 26-ka June oo loo yaqaan shaqaalaha oo in muddo ah amni dartiis u xirneyd, taas oo...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka qeyb galay Cayaaro lagu maamuusayay maalinta Dhalinyarada Adduunka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay gelinkii danbe ee maanta daawashada Ciyaaro kala duwan oo Muqdisho lagu...

President Farmajo congratulates President Uhuru Kenyatta on his re-election for a second term

H.E. President Mohamed Abdullahi Farmajo congratulates H.E. President Uhuru Kenyatta on his re-election as the President of the Republic of​ Kenya for a second...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...