SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wafdi ka socda Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta XFS oo lagu soo dhoweeyey Jabuuti

Wafdigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Mudane Eng. Cabdi Cashuur Xasan ayaa waxa soo dhoweeyey Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta...

Wasiir Cabdi Xoosh oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub

Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay Danjiradda Midowga Yurub (EU) u fadhisa Soomaaliya Veronique...

Guddoomiye Jawaari oo la kulmay Soomaalida ku nool Capetown K.Arika

Munaasabad lagu soo dhaweynayay wefdi uu hogaaminayo guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Max’ed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa lagu qabtay magaalada Capetown ee dalka...

R/W Ku xigeenka Soomaaliya “Dhibaatooyinkii jiray waxay nabareen casharo nagu filan kuwaas oo Indhaha noo furay”

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay kalan lagu soo bandhigayay Xog laga soo aruuriyay ka...

Agaasimaha SONNA iyo danjiraha China ee Soomaaliya oo kulmay

Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, Cabdulaahi Sheekh Cabdiraxman Heybe ayaa la kulmay Safiirka dowlada Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Qin Jian. Labada mas’uul ayaa ka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...