SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Farmaajo” Dhawaan waxaa bilaaban doona howlgalo Shabaab looga sifeynayo gobolada dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed  C/llaahi Farmaajo ayaa saaka salaadda ciidul Adxa Masjidka Shuhadaa ee Madaxtooyada Somaaliya  kula tukaday dadweyne farabadan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...

DOWLADDA SOOMAALIYA OO MAREYKANKA KA CODSATEY IN AY KA GACAN SIISO DHISMAHA MILATERI DHAMMEYSTIRAN

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Dowladda Soomaaliya oo nuqul kamid ah uu soo gaarey Wakaaladda SONNA, ayaa lagu yiri”Dowladda Soomaaliya ayaa...

Ra’iisul wasaaraha Ciraaq oo ku dhawaaqay in Daacish si buuxda looga saaray Tal-Cafar

Waxaa la soo geba gebeeyay howlgaladii ciidamada militariga Ciraaq ay ku xoreynayeen magaalada Tal-caafar ee Waqooyiga Ciraaq, iyadoo dhawaan dowladda Ciraaq ay sheegtay in...

Dowladda Soomaaliyeed oo Mareykanka ka codsatay taageero Militeri

Muqdisho(SONNA) Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Dowladda Soomaaliya oo nuqul kamid ah uu soo gaarey Wakaaladda SONNA, ayaa lagu yiri”Dowladda Soomaaliya...

Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya oo saaka laga ciidayo

Iyadoo maanta linta  oo Jimco ah ay  tahay Munaasabada maalinta 1aad ee Ciidul-adxaa oo ka mid ah labada ciidood ee ay leeyihiin dadka muslimiinta...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...