SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Mareykanka”Talaabo Militari ayaan ka qaadeynaa Kuuriyada Waqooyi

Muqdisho(SONNA) Iyadoo uu sii kordhayo walaaca dunida ay ka muujinayso tijaabooyinka dhanka hubka Nucearka ah ee Waqooyiga Kuuriya, ayaa waxaa soconaya dadalo wadamada xulufada...

Masar oo si kulul u cambaareysay weererkii Maleeshiyada Shabaab ay ku qaadeen Deegaanak Buulo-Guduud

Muqdisho(SONNA) Dowladda dalka Masar ayaa si kulul u cambaareysay talaabadii maleeshiyada Shabaab ay ku weerareen Xero ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin Deegaanka Buulo-Guduud...

Galmudug”Maxaabiista kujirta Xabsiga Gaalkayo ee dembiyada fudud cafis ayaa loo fidinayaa

Muqdisho(SONNA) Ku dhawaad  40 maxaabiis oo u xiran faldembiyeedyo kaladuwan ayaa ku xiran Xabsiga Dhexe ee magaalaad Gaalkacyo ee Dowlada Goboleedka Galmudug, kuwaasi oo...

DEG DEG: Waberi oo usoo guddubtay kama dambeysta tartanka degmooyinka

Muqdisho (SONNA):- Ciyaar ka tirsan wareegga afar dhammaadka ee tartanka kubadda cagta degmooyinka gobalka Banaadir ayaa waxa ay ka dhacday garoonka Banaadir ee magaalada...

Muslimiinta Roohinga oo uga Mahadceliyay Dowladda Turkiga Taageerada ay u Muujisay

Muqdisho(SONNA) Muslimiinta Roohiinga ayaa u mahadceliyay Taageerada Dowladda Turkiga ay u muujinayso iyo Caawinada ay u dirto dadka dhibaateysan, iyada oo ay sii siyaaday...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...