SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Banaan baxyo looga soo horjeedo diidmada lacagaha Shillin Soomaaliga oo Qardho ka dhacay

Muqdisho(SONNA) Goobaha Ganacsiga ee magaalada Qardho ee Gobolka Bari Ayaa  Saakay Ahaa kuwo Gabi Ahaanba Albaabada U xirnaa, Shacabka Usoo Adeeg Tagi Jiray Suuqayada Lagu...

Nabaddoon Xaad: Mowqifka Dowladda ee ku aaddan Qalbi Dhagax waa SAX

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay dowladda ku taageersan yihiin go’aankii ay qaadatay ee la...

Qalbi Dhagax… Qaranka iyo Danao siyaasadeed

Muqdisho(SONNA):--Maalmahan waxay bulshada Soomaaliyeed aad u hadal hayaan arrinta Cabdikariin Qalbi Dhagax oo dhowaan loo dhiibay dowladda Ethiopia. Arrinta Qalbi Dhagax waxaa la siiyay...

Horjooge Sare oo ka tirsanaa Shabaab oo isku soo dhiibay Dowladda Soomaaliya

Muqdisho(SONNA)Horjooge C/casiis Xasan Heybe oo maleeshiyada Shababaab u yaqaanaan (Bishaar) ayaa saaka isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed qeybta ku sugan Gobolka Gedo...

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda oo kulan la qaatay wefdi ka socda Bangiga Addunka

Muqdisho(sonna)--Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Cabdullaahi Sh Cali Qaloocoow ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Bariga iyo bartamaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...