SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Bandhig carweedka Buugaagta oo lagu qabtay Muqdisho

Sanadkii Sedexaad ayaa Muqdisho lagu qabtay Bandhig Carweedka Buugaagta, waxaana qoraayaal Soomaaliyeed oo  rag iyo dumarba leh carwada ay ku soo bandhigeen buugaag ay...

Saldhigyo Argagaxisada Al shabaab ku Dhuumaaleysanayeen oo la Duqeeyay

Muqdisho (SONNA) Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka oo is garabsanaya ayaa duqeyn culus ka fuliyay Saldhigyo Al shabaab ay ku leeyihiin Deegaanka Kuunya...

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geeridii suxufi Abdullahi Osman Moalim

Muqdisho (SONNA) Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid suxufi Abdullahi Osman Moalim oo...

Saldhigyo Argagaxisada Al shabaab ku Dhuumaaleysanayeen oo la Duqeeyay

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka oo is garabsanaya ayaa duqeyn culus ka fuliyay Saldhigyo Al shabaab ay ku leeyihiin Deegaanka Kuunya Barow ee...

Xildhibaannada Golaha shacabka oo ka doodaya arrinta Qalbi dhagax

Xildhibaannada Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh magaalada Mqudisho kaas oo ay uga hadli doonaan dhiibista Qalbi Dhagax oo ah sarkaal...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...