SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS”Waxaa dhaqan galay go’aankii Qoondada Khaadka”

Muqdisho(SONNA) Hadalka ka soo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dambeeyey markii maanta  mas’uuliyiinta Wasaaradda ay kormeer ku tageen Garoonka...

Wasiiru Dowlaha xafiiska R/Wasaaraha oo Shir Caalami ah uga qeyb galaya Shiinaha.

China(SONNA)...Wasiiru Dawlaha Xafiiska Raisul Wasaaraha J.F.S Mudane C/laahi Xaamud ayaa magaalada Orso ee dalka Shiinaha uga qeybgalay kulan ay isugu yimaadeen madax ka socotay...

Wasiiru Dowlaha xafiiska R/Wasaaraha oo Shir Caalami ah uga qeyb galaya Dalka Shiinaha

Wasiiru Dawlaha Xafiiska Raisul Wasaaraha J.F.S ayaa magaalada Orso ee dalka Shiinaha uga qeybgalay kulan ay isugu yimaadeen madax ka socotay 120 dal  oo...

Madaxweyna Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo gaaray Boosaaso

Madaxweyna Maamulka  Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Deegaanada Puntlad  kadib gudashada...

Magaalada Jowhar oo laga dareemaayo Qaban qaabada Madaxtinimo ee Hirshabeele.

Magaaladda Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle ahna Caasimada Gobolka shabeelaha dhexe waxaa  ka socda diyaar Garowga Doorashadda Madaxweynaha ee Maamulkaas taas oo dhici doonta...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...