SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Farmaajo oo Villa Soomaaliya ku Casumay Qorayaal Soomaaliyeed

Madaxweynha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay casho sharaf u sameeyey qalinlayda Soomaaliyeed ee ka qayb galay bandhigga Buugaagta Muqdisho 2017. Madaxweyne...

Carruur ku dhimatay dab ka kacay guri ku yaal magaalada Kismaayo

Shan carruur ah oo isku qoys ah ayaa maanta ku geeriyooday dab ka  kacay gurigooda oo ku yaal magaalada Kismaayo,  iyadoo dhacdadan ay aad...

Madaxweyne Farmaajo oo Villa Somalia ku Casuumay Qorayaal Soomaaliyeed”Sawirro

Madaxweynha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay casho sharaf u sameeyey qalinlayda Soomaaliyeed ee ka qayb galay bandhigga Buugaagta Muqdisho 2017. Madaxweyne...

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Kismaayo uga qeyb galay kulan dadweynaha lagu fahamsiinayey shuruucaha dalka

Barnaamijkan  wacyi galinta ah oo dhammaan  dad weynaha dowlad goboleedyada dalka oo  lagu fahamsiinayo shuurucda dalka oo uu ka mid yahay hannaanka shaqo ee xeer...

Wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo daah furtay mashruuca horumarinta Kalluumeysiga

Ku simaha Wasiirka ahna wasiir ku xigeenka Wasaaaradda  Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Omar Abshirow, ayaa maanta daah furay mashuuc...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...