SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddiga isutagga shirkadaha diyaaradaha oo war kasoo saaray canshuurta Garoonka Aadan Cade ee Muqdisho.

WAR SAXAFADEED Haddaba Isutagga  Shirkadaha Diyaaradaha Somaliyeed  oo ah  mid ay hoos  yimadaan kuna midobeen  tiro kor u dhaafeysa 70% dayuuradaha rakaabka  iyo  kuwa xamuulka...

Dalka Mareykanka oo Musharixiinta Soomaalida ee u taagan golayaasha deegaanka ku soo kordhayaan.

Wararka ka imaanaya dalka Mareykanka ayaa sheegaya in ay kordhayaan aqoonyahanada Soomaalida ee isu taagaya jagooyinka siyaasadeed ee loogu tartamayo deegaanada dalkaasi Mareykanka. Shugri  Coloow...

Wasiirka Shaqada JFS oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka iyo Wax-garadka Degmada Galdogob+(SAWIRRO).

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax oo socdaal shaqo ku jooga degmada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa kulan...

(DAAWO) Soo laba kacleynta cudurka Covid 19 iyo saameynta uu ku yeeshay caruurta qoysaska barakacayaasha ah+Warbixin, (MUUQAAL).

Soo labo kacleynta COvid 19 iyo Saameynta Waxbarasho ee Caruurta Qoysaska tabarta daran. Halkaan ka Daawo Muuqaalka SNTV. https://youtu.be/2nIo9Jo08Rk

(DAAWO) BARNAAMIJKA FANKA IYO SUUGAANTA ©SNTV // 20 -11 -2020.

Halka ka Daawo Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta SNTV. https://youtu.be/XC6RS2WgUxo

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...