SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

(DAAWO) WARKA KOOBAN ©SNTV // Axmed Cumar // 20.11.2020

Halkan ka Daawo Warka Kooban SNTV. https://youtu.be/19aWEs6quWM

Tirada guud ee kiisaska coronavirus ee Dalka Hindiya oo kor u dhaaftay 9 milyan.

Tan iyo markii uu safmarkani ka bilowday Hindiya Tirada guud ee kiisaska coronavirus ee dalkaasi ayaa kor u dhaaftay  9 milyan sida ay sheegeen...

Ciidanka Azerbaijan oo gudaha ugalay Degmada Aghdam kadib hishiiskii xabad joojinta+(SAWIRRO).

Ciidanka Azerbaijan ayaa sheegay inay gudaha ugaleen degmada Aghdam, oo ah tii ugu horeysay seddexdii ay dib u celiso Armenia iyadoo qeyb ka ah...

Dhaqaatiir ka socota Soomaali iyo Turki oo Muqdisho ka bilaabay Kulamo caafimaad oo aqoon kororsi ah.

Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz ayaa maalinimadii shalay si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay kulan aqoon kororsi ah oo ay ka...

(DAAWO) WARKA HABEENIMO EE ©SNTV //AAMINO LADAN // 19-11-2020.

Halkaan ka Daawo Warka Habeenimo ee SNTV. https://youtu.be/pLfZ0MFTn_Q

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...