SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha Degmada Waajid oo sheegay inay soo galbiyeen kolonyo gaadiid ah

Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Degmadda Waajid ee gobolka Bakool Mudane Cabdullaahi Aadan Yariisow ayaa faahfaahin ka bixiyey hawlgallo xalay ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah...

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda oo Kormeeray Dekadda Magaalada Muqdisho

Muqdisho (SONNA) Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr C/raxmaan Beyle iyo ku xigeenkiisa Prof C/laahi Shiikh Cali (Qaloocoow) iyo Saraakiil ka tirsan Hogaanka Ilaalada...

Kulan lagu soo Bandhigayay Dhibaatooyinka ka jira Baddaha Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho (SONNA) Xarunta Hay'adda Cilmi Baarista baddaha Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay kulan lagu soo bandhigayay dhibaatooyinka culus ee kajira baddaha Soomaaliya, waxaana kamid...

Militariga Soomaaliya oo loo tababaray habka loola dagaalo Askareynta Caruurta Xiliyada dagaalka

Muqdisho (SONNA) Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa soo gaba gabeeyay Tababar la siinayay 60 askari oo ka tirsan ciidmada amniga dalka, Iyadoo lagu baranayay ka...

133 qof Soomaali ah oo Dalka dib loogu soo celiyay

Cadan (SONNA)- Ururka socdaalka Dowliga ee Qaraamada Midoobay ayaa sheegay 133 Soomaali ah oo ku sugnaa dalka Yeman ay halkaasi ka daadgureeyeen iyagoo loosoo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...