SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wafdiga Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Ee Ku Sugan New York (Sawirro)

Raysulwasaaraha Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre iyo wafdigiisa ayaa maanta kulamo gooni gooni ah la yeeshay madaxda wadamo dhoowr ah oo ay ka mid...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Turkiga “Sawirro”

Muqdisho (SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kulamo gaar gaar ah kula yeeshay magaalada New York qaar ka mid ah...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan gaar ah kula qaatay New York Madaxweynaha Turkiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulamo gaar gaar ah kula yeeshay magaalada New York qaar ka mid ah madaxda...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland oo Booqday Mashruuca waraabka beeraha G/gedo “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta booqday Mashruuca waraabka Beeraha ee Gobolka Gedo oo heer gabo gabo ah...

Ruushka oo Soomaaliya ka saacidaya dagaalka dhanka argagixisada

Muqdisho(SONNA)-Moscow ayaa qorshaynaysa in ay Soomaaliya ka caawiso dadaalkeeda ka dhanka ah xag-jirnimada iyo argagixisada,Wasiirka arrimaha dibbada Ruushka Sergey Lavrov ayaa ka sheegay shalay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...