SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Shir hiigsiga Soomaaliya ee 2021 ayaa lagu daah furay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka.

Shirkani oo halku dhigiisa uu ahaa hiigsiga Soomaaliya ee 2021 ayaa lagu daah furay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka. Shirkani oo ay soo qaban qaabiyeen...

Wasiirada Warfaafinta, Caafimaadka iyo Cadaaladda oo hortagay Golaha Shacabka

Wasiirada Warfaafinta, Caafimaadka  iyo Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta hortagay Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya oo ku kulmay xarunta Golaha Shacabka...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magaalada Beledweyne kulan kula qaatay Saraakiisha Qaramada Midoobay ee ku sugan Xafiiska Beledweyne, waxaana kulanka...

Elman oo xaqiijisay saxiixa Maxamuud Meyman

Muqdisho (SONNA):- Naadiga kubadda cagta ee Elman oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee dalka ayaa rasmi ula wareegtay laacibka Maxamuud Cabdinuur Maxamed...

Francisco Madeira” Dhalinyarada katirsan Al-shabaab haka faaiideystaan fursadda Dowladda Soomaaliya oo haka soo baxaan Al-shabaab”

Wakiilka Midowga Afrika ee AMISOM Francisco Caetano Madeira, faah faahiyey Dagaalka Dowladda Federaalka  iyo AMISOM ay kula jirtaan Maleeshiyaadka Al-shabaab iyo halka ay marayaan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...