SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Faah faahin ka soo baxaysa Dooni hub siday oo Boosaaso lagu qabtay+Sawirro

Boosaaso(SONNA) Ciidamada ilaalada Xeebaha Puntland ayaa Deegaanka Marooro oo khayaas ahaantii  9-km u jira magaalada Boosaaso ka soo qabtay doonidan oo lagu magacaabo Alfurqaan ...

Safaarada Shiinaha ee Somalia ayaa 36’000 dollar uga deeqday dugsiga agoonta gabdhaha Bondhere ee Muqdisho

Muqdisho(SONNA)Safaarada Shiinaha ee Somaliya ayaa maanta oo Sabti ah uga deeqday agab waxbarasho, mid jiif iyo cunta asaasi ah oo qiimahooda ku fadhida lacag...

Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka oo ka qeybgalay shirk u saabsanaa arrimaha Soomaaliya

Minnesota(SONNA)  Shirkani oo halku dhigiisa uu ahaa hiigsiga Soomaaliya ee 2021 ayaa lagu daah furay magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka.   Waxaa soo...

Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyey Shir Ku Saabsan Dar-dar Gelinta Hawlaha Dib-u-eegista Dastuurka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada ku guddoomiyey shir ku saabsan dar-dar gelinta hawlaha dib u eegista dastuurka. Shirkan waxaa...

Doonyo hub saarnaa oo lagu qabtay xeebaha gobolka Bari

Ciidamada ilaalada xeebaha Puntland ee ayaa Deegaanka Marooro oo 9km magaalada Boosaaso ujitra ka soo qabtay dooni lagu magacaabo Al-furqaan  oo waday hub sharci...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...