SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Amniga” Mas’uuliyiin ka tirsan laamaha amniga ayaa u xiran falkii lagu dilay Xoghayihii Ururka Haweenka Qaranka”

Muqdisho(SONNA) Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale iyo ku simaha Taliyaha Booliska Soomaaliya ahna taliye ku-xigeenka Ciidamada Booliska Mukhtaar Afrax Xuseen...

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo daah furay diiwaan gelinta KMG ah ee Xisbiyada Siyaasadda Dalka

Si ay sharci u fududeeya howshooda u helaan xisbiyadda siyaasadeed ee dalka ayaa Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka wuxuu ku guuleystay in la...

Olole nadaafadeedkii Bilaha ahaa oo maanta laga fuliyay dhowr Degmo (Sawirro)

Muqdisho(SONNA)--Barnaamijka Nadaafadda ee Bilaha ahaaa ayaa manta laga qabtay Degmooyinka Waabari, Warta Nabada iyo Xamar Jab-jab ee Gobolkan Banaadir. Barnaamijkaan oo la qabto Bishiiba mar,...

Seddex qof oo Shabaab kala shaqeyn jirtay warqadaha been abuurka ah oo la soo bandhigay

Wasaarada Amniga Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta si wada jir ah Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliya (Generaal Kaahiye) ugu soo bandhigay seddex...

Olole nadaafadeed oo maanta laga fuliyay xarumaha wasaaradaha dowladda iyo degmooyinka G/Banaadir

Maalinta ololaha nadaafadda ee la qabto khamiista ugu dambeysa bil walba oo uu horey R/wasaare Xasan Cali Khayre u go’aamiyay, ayaa maanta si weyn...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...