SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Maamulka Hirshabeelle iyo AMISOM oo kawada hadlay furista wadada isku xirta Muqdisho iyo beledweyne

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare oo howlo shaqo ku jooga Magaalada Muqdisho ayaa kulamo kale duwan Maanta la qaatay...

Qarax dad Shacab ah ay ku waxyeeloobeen oo ka dhacay Degmada Xamar weyne ee G/banaadir

Todobo Qof ayaa ku dhimatay 6 qofna way ku dhaawacmeen Qarax galabta ka dhacay Degmadda Xamar weyne ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan Maqaaxi  aan ...

Madaxweyne ku-xigeenka Labaad ee Jubba Land oo kormeeray howsha ka socota Garoonka diyaaradaha Kismaayo +Sawiro

Madaxweyne Ku Xigeenka Labaad ee Maamul Goboledka Jubbaland oo ay Wehlinayaan Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose Lataliyaha Madaxweynaha Jubbaland dhanka Xiriirka Calamiga, Taliye Ku xigenka...

Seddex qof oo Shabaab kala shaqeyn jirtay warqadaha been abuurka ah oo la soo bandhigay+Sawiro

Muqdisho(SONNA) Wasaarada Amniga Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta si wada jir ah Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliya (Generaal Kaahiye) ugu soo bandhigay...

Xarumaha Wasaaradaha Dowladda oo laga fuliyay ololaha nadaafadda

Muqdisho(SONNA) Maalinta ololaha nadaafadda ee khamiista ugu dambeysa bil walba oo uu horey Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre u go’aamiyay, ayaa maanta si weyn...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...