SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dawladda Federaalka ayaa si kulul u cambaareysay falkii argagaxisada ee qaraxa ee Kaalinta Shidaalka Ceelgaab

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysan falkii ay maanta kooxda nabad-diidka ah ee argagaxisada Al-Shabaab ku dileen shacab aan waxba galabsan. Gaari walxaha...

Ra’isulwasaare Kheyre Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Caawa Muqdisho Lagu Soo Dhaweeyey

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa dalka dib ugu soo laabtay, ka dib, socdaal uu ku tagey...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Dhaxal-Sugaha Boqortooyada Sacuudiga Carabiya

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la kulmay Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya ahna Wasiirka Gaashaandhigga Amiir Maxamed Bin Salmaan iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo Dalka Kuwait gaaray

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Daahir Cismaan, ayaa gaaray Dalka kuwait, halkaasi oo ay  uga...

Dowladda Soomaaliya oo si kulul u cambaareysay Qaraxii maanta ka dhacay Degmada X/weyne ee G/banaadir

Muqdisho (SONNA) 28 September 2017 ---Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay falkii ay maanta kooxda nabad-diidka ah ee argagaxisada Al-Shabaab ku dileen...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...