SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo lagu soo dhaweeyey magaalada Khartuum”Sawirro

Khartuum (SONNA) Kulankan lagu soo dhaweynayay Culimada kala ah, Sheekh bashiir  Axmed Salaad  oo ah Gudoomiyaha Hay”adda Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Maxamuud ciise, Maamulaha jaamacadda...

Faah Faahino kasoo baxaya Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu gubay K/Afrika”Sawirro

Johannesburg (SONNA) Muwaadinkaan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdulaahi Maxamed Cali ayaa ku sugnaa kaligii goob ganacsi oo uu ka ahaa waardiye, waxaana kusoo weeraray...

Waa sidee xaaladda Barakacayaasha Baydhabo? Warbixin+Sawirro

Baydhabo (SONNA) Halkan waa kaam kuyaala duleedka bari ee Magaalada Baydhao ee xarunta gobolka Baay, Waxaana kujira boqolaal qoys oo dhawaan ka soo barakacey deegaano...

Qadar oo soo dhaweysay Arrimha Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya.

Dowladda Qadar ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay  inay dib u cusboonsiin doonto is garab istaagga shacabiga iyo xukuumadda Soomaaliya,isla markaana ay  ka...

(Qormo)Isteerinka Arrimaha Dibadda Soomaaliya

Dalka Soomaaliya waa mid ka soo kabanaya dagaal sokeeye.  Geeridii, dhaawacii, qaxii iyo burburkii dagaalka sokeeye dartood, konton iyo toddoba sano ka dib Dowladnimada Soomaaliya...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...