SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Xog-hayihii Caafimaadka Mareykanka oo xilkii iska casilay

Muqdisho(SONNA) Xog-hayihii Caafimaadka Dowladda Mareykanka Tom Price ayaa jagadii uu hayay iska casilay kadib markii uu la kulmay cadaadis xoogan oo ku aadan in...

Danteennu waxay ku jirtaa in loo qumo dhismaha dalka. 

Waxaa xaqiiqi ah in Marxalad ama xaalad kasta oo aadaanuhu ku soo biiro dunidaan uu xambaarsan yahay ama huwan yahay waajibaad Qaran oo  la...

Qaban qaabo lagu furayo xeradii ay dhiseen Turkiga oo Muqdisho ka socota

Muqdisho(SONNA) Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya qaban qaabo ku aadan munaasabadda xarrigga looga jarayo dhismaha xaruntii tababarka Ciidamada oo ay hirgelisay Dowladda Turkiga,taasi oo...

Qoysas ku dhaqan Kaam ku yaal duleedka Magaalada Baydhabo oo ay lasoo

Halkan waa kaam kuyaala duleedka bari ee Magaalada baydhao ee xaruunta Gobolka Bay Waxaana kujira Boqolaal Qoys oo Dhawaan ka soobarakacey Deegaano Farabadan oo...

Gudoomiyaha G/Banaadir oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada AMISOM

Taabid Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa lakulmay Saraakiisha Ciidanka AMISOM waxaana uu kala hadlay inay qeyb ka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...