SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali  Khayre, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa Danjiraha  Midowga Yurub ee Soomaaliya Veronique  Lorenzo. Wasiirka Koowaad...

Ciidanka Xoogga Dalka oo horjoogayaal ku dilay Gedo

Taliyaha Ururka  48-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku sugan  gobolka Gedo C/raxmaan Ibraahim Maxamad oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyada Soomaaliya...

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya oo Turkey kula kulmay Madaxa Hay’adda TIKA

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa la kulan gaar...

Mid ka mid ah Xiddigihii Waabari oo xaflad soo dhawayn ah loogu sameeyay Muqdisho+Sawirro

Muqdishu-(SONNA)- Xaflad lagu soo dhaweynayay fanaanadda caanka ah Maryan mursal Ciise oo ka mid ahayd Fannaaniinta heerka 1aad ee dalka ayaa xalay lagu qabtay...

Ciidanka Xoogga Dalka oo horjoogayaal ku dilay Gedo

Gedo(SONNA) Taliyaha Ururka  48-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku sugan  gobolka Gedo C/raxmaan Ibraahim Maxamad oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...